Caa’isha Silvia Romano oo guursatay nin iyada darteed u qaatay diinta Islaamka

Caa’isha Silvia Romano oo aheyd haweeney Talyaani ah oo u afduubneyd balse la sii daayey sanadkii 2018 ayaa la sheegay inay guursatay nin iyada darteed u islaamay Haweeneydan ayaa ka guurtay gurigii ay ka daganayd magaalada Milan, ka dib markii baraha bulshada loo mariyay aflagaado iyo hadallo badan oo ka dhan ah gabadhaas qaadatay diinta … Continue reading Caa’isha Silvia Romano oo guursatay nin iyada darteed u qaatay diinta Islaamka